Horumarka iyo Waajibaadka Bulshada: Qalinkii Aqoonyahan Suleiman Bashir Omar

   
Allaa mahad leh, ammaan oo dhan isaga ayaa leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan.
          Waxaan jeclahay inaan qormadan kaga hadlo intan awoodo wadada loo maro horumarka iyo waajibaadka saaran bulshadda.
Bulsho waa dad meel kuwada nool oo isku degaan ah, lehna astaan iyo dan guud oo isku mid ah. Horumarka bulshaddu waa horay usocod iyo himilo sare hiigsasho ay bulshadaasi ku ruqaansato ama ay gaarto  heer nololeed ama horumar ka wanaagsan heer keedii hore, Taasoo la odhan karo bulshadaasi waxay ku talaabsatay horumar muuqda oo la taaban karo umadaha kalena kaga daydaan.
Horumarka bulshadda waxaa lagu tilmaamaa hayaan dheer iyo howl adag oo dadka oo dhan kaalin ku leeyihiin, qof walba oo bulshada ka mid ahna uu ka qaadan karo kaalin mugleh.

Taariikhda Madaxwaynaha Maraykanka Barack Obama oo kooban

 
Barack Obama waa 47 jir. Waxa uu ku dhashay gobolka Hawaii bishii August 4 teedii, Sanadkii 1961 dii. waxaa iska dhalay Aabe dadka madow ah oo ka yimid wadaka Kenya iyo hooyo dadka cadaanka ah oo ka soo jeeda Gobolka Kansas ee wadanka Maraykanka.

Isaga iyo Afadiisa Michel Obama, waxa ay leeyihiin laba gabdhood oo la kala yiraahdo Malia iyo Shasha
Aabbihii waxa uu ka tagay isaga oo laba sano jir ah si uu waxbarashadiisa uga sii wato jaamacada Harvard. Kaddibna waxa uu dib ugu laabtay dhulkii uu ka yimid ee Kenya.
Aabbiihiis kadib,

Dhibaatada Tahriibka iyo Hayaanka Dhalinyarada. Qalinkii Suleiman Bashir Omar

Qormadan ayan si kooban ugaga hadli doonaa Tahriibka iyo Dhalinyarada Maanta oo baryahan danbe aad u soo kordhay dhalin badana ay ku nafwaayeen. Hadaba Tahriibow Maxaad tahay?
Tahriib waa qof raba inuu si sharci darro ah ku galo wadankale oo an laga ogolayn, Sidoo kale waxa uu noqon karaa mid lagu kootarabaaninayo dad la doonayo in sida alaabta loo geliyo meel aanay si sharci ah ku geli Karin, Tahriibka dadku waxa uu ka mid yahay falal denbiyeedyada qawaaniinta caalamku la dagaalanto lana mid ah falal denbiyeedyada tahriibinta maandooriyaasha iyo hubka.

Maqaal::”Doorka Dhalinyaradu ku leedahay Bulshada,Qalinkii Suleiman Bashir Omar

Dhalinyaranimadu wa xiliga ugu wanagsan ee qofka bini’admiga ah soo mara, waqtigaa qofku wuxuu kulansadaa fursado uusan markale heleynin. dhalinyaranimada ayaa lagu tilmaama in ay tahay  xiliga qofku uu haysto fursada ugu qaalisan ee noloshiisa, waa tan koowaade in uu yahay xiliga uu ugu caafimaad badan yahay, uguna caqli iyo cudud wanagsan yahay haystana waqti ku filan, ahna qeybta ugu xooga badan bulshada.
Dhalinyaradu waa  xooga ugu fir fircoon ee ummad walibaa leedahay, waana muraayada kaliya ee laga eegto waxa bulsha kastaa ku danbeyn doonto mustaqbalka,

Eelo University Second batch Final Project Presentation + Sawiro

Munaasabad balaadhan oo ay soo agaasimeen arday dhawaan ka qalinjabin doonta Jaamacadda Eelo ayaa lagu qabtay hoolka weyn ee jaamacadda waxaana ka soo qayb galay Maamulka ,Macallimiinta, Ardayda Jaamacadda Eelo Iyo Marti Sharaf kale.
Furitaankii munaasabadan ayaa halkaas waxaa ka hadlay mid ka mid ah

Wax Ka Baro daafaha dunida: Dalka Jamhuuriyada Nigeria


Dalka jamhuuriyada Federaalka ah ee Nigeria. Dalka Nigeria waxa uu kamid yahay wadamada Afrikada Galbeed. Dalalka ku xeeran ee xuduudaha la wadaagana Nigeria waxa kamid ah Cameroon, Niger, Benin iyo Chad. Dhinaca kuunfureedna waxa kaga teedsan badwaynta Atlantiga (Atlantic Ocean). Magaalada Abuja oo ah xaruunta dalka Nigeria waxa ay ku talaa badhtamaha dalka. Bedka dalka waxa lagu qiyaasaa  

Suleiman Bashiir Eelo University, Borama



Dufcadii labaad ee Jaamacada EeloUniversity ee magaalada Borama oo dhawaan qalin jabin doona MASHA ALLAAAAH


yaad u malaynaysaa 10 ka qof ee dunida ugu lacagta badan?? + ( SAWIRO )

Qorma deena maanta waxaynu ku sooqaadan doonaa yaad u malaynaysaa 10 ka qof ee dunida ugu lacagta badan sanadkaan sii dhamaanaya ee 2011??? waxaaanan ku eegaynaa inta ay hanti haystaan iyo wadanada ay u kala dhasheen 

Wax Ka Baro Daafaha Dunida: Dalka Jamhuuriyada Angola

Dalka jamhuuriyada Angola waxa uu ku yaalaa dhinaca kuunfur galbeed ee qaarada Africa. Angola wax jaar la ah dalalalka jamhuurida Dimuqraadiga ah ee Congo, Zambia iyo Namibia, dhinaca galbeedna waxa kaga dherersan bad waynta Atlantiga (Atlantici Occean). Caasimada dalka Angola waxa la yidhaa  Luanda waxana ay ku taalaa dhinaca waqooyi Galbeed ee dalka gaar ahaan


HALKAN KA RAADI WARARKII HORE